self decipline "ka adkaan shaha nafta ama edbinta nafta

 

waa maxay Self-Discipline.?

Self-discipline waa awooda  to push yourself naftaadu inay horay u socoto keenays, stay motivated, and take action, regardless of how you're feeling, physically or emotionally. You're showing it when you intentionally choose to pursue something better for yourself, and you do it in spite of factors such as distractions, hard work, or unfavorable odds.

ka adkaanshaha nafta waa awooda dhaqaajisa qofka horay udhaqaa jisa. taaso qofka ka dhigaysa in uu wax walba qabsan karo oo meeshiisa sii joogin ka adkaanshaha nafta waxa uu ka midka yahay tiirarka ugu wayn ee dhismaha awoodaha bili aadamka. 

faaidada Self-Discipline?

  • inaa badasho caadoyinka adkaynaya inaa sii joogto meesha aa hada joogto oo dhisato caadoyin cusub. ku waaso ku siinaya inaa dhistid awooda caqliyeed iyo awoodada nafeed 




Post a Comment

0 Comments