1;Saxiibka shaqsiyadiisu Daciifka tahay(Bilaa mowqifka ah): saxiibkan waxa uu ku horseedi karaaa
inaa noqoto qof Bilaa mowqifa meesha uu usocdo ogeen Iska nool Cuna caba Noloshuna sidaa maha
waxa kalae saxiibka kuu sababi karaa inaa howlo aad qabsan lahayd kaa niyad jabiyo oo mar walba
qiil uu ku sameeyo adine waa runti wllhi intaa dhahdo halkaaz la mid aad ku noqoto.
2:saaxiibka xaasidka ah : horta soomali ayaa hore ugu maahmahday ( xaaid naftiisana waa u cadow )
saaxiibkan waxa walba oo samayso waa ka soo horjeeda . dadka kalena ma rabo inay cidi wax qabsato
mar walaba qof ayuu xaasidayyaa leeyahay hebel sidee u helay waxaaz anu u heli wayay. midkaana iska
fogee ha soo dhawaysan wayo (xaasid naftiisa uma roonaa naftdana halis ku yahay)
3:Saaxiibka Akhlaaqda xun: saxiibkaan waa mid akhlaaq xun dadka aflagaadeeya xistiraam lahayn wuxuu
doono fala wuxuu doono sameeya cidna ixtiraamin midkaana kuu ma fiicna hada lasii socoto bari ka
maalin sidiisa ayaa noqonaysaa midkaana ka fogow
4:Saaxiibka dhibka iyo dagaalka badan: midkka dhibka badan la saaxiibka tahay haduu gadaal galo
kula jirtaa haduu dhib gaystana xitaa hadaa ku jirin ku saamaynayaa laga yaaba inuu dhib gaystay adi
laguu qabsadaba markaa midkaana waa inaa iska ilaalisaaa
5:saaxiibka Caajiska badan: saaaxiibka caajiska badan hadaa la saaxiib tahay waxne qabsan maysid
wax walba sidaa dib ugu dhigayso qiil ugu samaynayso dhamaanayaaan ilaa goor wax aanad ka qaban
karin ka murugooto ama u calaacasho. tusaale cashar niiyalay ayaa dib u dhigaysaan howlo kale kuu
dana dib u dhigaysaa mrkaa saaxiibkana naftaada wax wanaagsan uma sido iska jar saaxiib tinimadiiisa
6:Saaxiibka ku ixtiraamayn: saaxiibka ku ixtiraamayn ee wax walba ku dhahya inigoo meel shaarica
jooga midkaana waa inaa iska fogaysaa waayo naftaad ixtiraam kuuma haayo ku caynayaa meel walba
ku fadeexadynaa markaa isna waa inaa ka fogaata
7:saaxiibka waxkasta ood sameeso xaga xun ka eega (negative): saaxiibkan wax walba samayso xaga
xun uunbu ka eega wax baa kaa qaldan waxan sax maaha iyo wax ma samayn kartid ereyo negetive oo
lid ah mar walba kula daba socdaa mrkaa libax ama libaaxd midka kuuma ficna waa inaa ka fogaata
8: Saxiibka Caabaynta badan(dadka ceebtooda banaanka kena.): saaxiibkaa waxa uu ka shaqeeya inu
hebel iyo hebla ceeb tooda sheeg sheego ama wax ceebeyo oo qof walba ceebtiisa ka sheekeyo midka
barina adi ayuu adi ceebahaaga dadka u sheegi doona waa ina ka fogaata
9:Saaxiibka hanka gaaban: saaxiibka maba leh han sareeya ama qof meel sare hiigsanaya marwalba
waa daba socde dadka uun eega oo isgu wuxuu qabsan lahaa arag bilaa han ah midkaana adi kuuma
fiicana waa inaa ka fogaata
dadka ugula taga isagu waxbe xalin karin oo mar walba waxbaa iga dhiman wax baa igasia uun ku jira
midkaana bari adna sidiisa ayaa noqonaysaa hadaa la saaxiib tahay waa ina ka fogaata
0 Comments